The Ordinary Natural Moisturizing Factors + HA

Hydration formula for skin

$10.00

The Ordinary Natural Moisturizing Factors + HA waa dareere qoyaan siin ah oo ka kooban nafaqeeyayaasha dabiiciga ah iyo hyaluronic acid. Waxaa loogu talagalay in uu si degdeg ah qoyaan u siiyo maqaarka, isagoo ka dhigaya mid jilicsan, dhalaalaya, oo caafimaad qaba. Waxa loo isticmaali karaa dhamaan nuucyada maqaarka. 

30ml

Maaddooyinka Muhiimka ah

  • Amino Acids

  • Fatty Acids

  • Hyaluronic Acid

Faa'iidooyinka
✔️ Qoyaan degdeg ah oo waqti dheer ah
✔️ Ka hortagta qallaylka iyo cuncunka
✔️ Waxay siisaa maqaarka nafaqo dabiici ah

Kadib markaad nadiifiso wejigaaga, u mari dareerahan qoyaan si siman wejiga iyo qoorta. Isticmaal subaxdii iyo Habeenkii.

Marka aad iibsato kadib, waxa aan helaynaa xogtaada sida magacaaga iyo meesha aad joogto, kadibna waxa aan alaabta kugu keenaynaa guriggaa, meel waliba aad ka joogto Somalia.

Sidoo kale waxa aan alaabta u dirnaa Dhamaan wadamada ku yaal Geeska Afrika

Nagala soo xariir WhatAppka si aad u hesho caawinaad dheeraad ah.