Noni Ampoule

Calming + Radiance for Healthy Skin

$25.00

Noni Ampoule waa dareere awood badan oo lagu soo celiyo iftiinka iyo dheeha maqaarka. Waxaa loogu talagalay in uu yareeyo Xasaasiyadda, uu dejiyo maqaarka, isla markaana uu ka hortago calaamadaha gabowga. Waxuu si gaar ah u anfacayaa maqaarka u baahan nafaqo dheeri ah, si uu u noqdo mid caafimaad qaba oo soo jiidasho leh.

30ml (1.01 fl. oz)

Maaddooyinka Muhiimka ah

  • Noni Extract

  • Peptides

  • Vitamin E

Faa'iidooyinka
✔️ Dejinta maqaarka iyo yaraynta Xasaasiyadda
✔️ Soo celinta iftiinka iyo dhalaalka dabiiciga ah
✔️ Ka hortagga calaamadaha gabowga isla markaana wanaajinta caafimaadka guud

Kadib markaad nadiifiso wejigaaga, mari dhowr dhibcood oo ampoule ah wejiga iyo qoorta. Si tartiib ah ugu duug ilaa uu maqaarku nuugo, kadibna isticmaal moisturizer si aad u xoojiso saameynta. Isticmaal subaxdii iyo fiidkii.