Madagascar Centella Ampoule

Premium skincare solution enriched with centella asiatica

$20.00

SKIN1004 Madagascar Centella Ampoule waa dareere serum-ah oo si qoto dheer u dejinaya, u nafaqeynaya, una qoyaan siinaya maqaarka. Waxaa laga sameeyey Centella Asiatica saafi ah oo laga keenay Madagascar, taasoo caan ku ah dejinta, bogsiinta, iyo xoojinta difaaca dabiiciga ah ee maqaarka. Nuucyada maqaarka oo dhan ayaa loo istocmaali karaa oo ay ku jiraan kuwa xasaasiyadda leh. ka dhiggo dooqaaga koowaad si aad u hesho maqaar iskudheelitiran oo caafimaad qaba.

55 ml

Maaddooyinka Muhiimka ah

  • Centella Asiatica Extract (Madagascar)

  • Asiaticoside & Madecassic Acid

  • Betaine

Faa'iidooyinka
✔️ Dejinta maqaarka xasaasiga ah ama finan-ka leh
✔️ Soo celinta dhalaalka dabiiciga ah ee maqaarka
✔️ Ka hortagga xariijimaha yaryar iyo gabowga hore
✔️ Qoyaan qoto dheer iyo nafaqo joogto ah

  1. U nadiifi wejigaaga si fiican, kadibna mari toner (haddii aad isticmaasho).

  2. Qaado dhowr dhibcood oo ampoule-kan ah, si tartiib ah ugu duug wejiga iyo qoorta.

  3. Sug dhowr ilbidhiqsi si uu maqaarku u nuugo, kadibna mari moisturizer.

  4. Isticmaal subaxdii iyo Habeenkii si aad u hesho natiijooyin waara.

Marka aad Iibsato kadib, waxa aan helaynaa xogtaada sida magacaaga iyo meesha aad joogto, kadibna waxa aan alaabta kugu keenaynaa guriggaa, meel waliba aad ka joogto Somalia.

Sidoo kale waxa aan alaabta u dirnaa Dhamaan wadamada ku yaal Geeska Afrika

Nagala soo xariir WhatAppka si aad u hesho caawinaad dheeraad ah.