Lucy Bee Face Wash

Gentle hydrating cleanser

$20.00

Lucy Bee Face Wash waa nadiifiye wejiga oo dareere ah, si degan u nadiifinaya maqaarka isla markaana qoyaan siinaya. Waxaa loogu talagalay in uu ka saaro wasakhda iyo hadhaaga makeup-ka, isagoon kuu keenayn qaleel saa'id ah ama cuncun, waxa uu ku habboon yahay maqaarka xasaasiga ah.

Maaddooyinka Muhiimka ah

  • Botanical Extracts

  • Aloe Vera

  • Chamomile Extract

Faa'iidooyinka
✔️ Nadiifin jilicsan oo qoyaan leh
✔️ Dejinta maqaarka xasaasiga ah
✔️ Ka hortagga cuncunka iyo qalaylka

Ku shub Marka hore dareerahan biyo yar, kadibna si tartiib ah ugu masax wejigaaga. Ku dhaq biyo diirran, kadibna qalaji wejiga. Isticmaal subaxdii iyo fiidkii.

Marka aad iibsato kadib, waxa aan helaynaa xogtaada sida magacaaga iyo meesha aad joogto, kadibna waxa aan alaabta kugu keenaynaa guriggaa, meel waliba aad ka joogto Somalia.

Sidoo kale waxa aan alaabta u dirnaa Dhamaan wadamada ku yaal Geeska Afrika

Nagala soo xariir WhatAppka si aad u hesho caawinaad dheeraad ah.