
Heartleaf Silky Moisture Sun Cream
Keep things simple with SPF50+ protection
$15.00
Introducing our Heartleaf Silky Moisture Sun Cream, your ultimate daily companion for unbeatable sun protection and nourishment. This luxurious sun cream features an impressive SPF50+ rating, ensuring your skin is guarded against harmful UV rays while receiving intense hydration. Perfect for all skin types, it effortlessly maintains a smooth, youthful complexion. Available in a convenient, travel-friendly 50ml size, our sun cream blends seamlessly into your skincare routine, leaving you with radiant, healthy-looking skin.
Anua Heartleaf Silky Moisture Sun Cream waa kareemka qorraxda kaasi oo maqaarka ka ilaaliya shucaaca iyo hurka (SPF 50+ PA++++) Waxaa si gaar ah loogu talagalay in uu maqaarka si jilicsan ugu milmo iyada oo aan ku reebin wax cadcad ama saliid ah. Kareemkan waxa uu xoojinayaa difaaca maqaarka isaga oo ka hortagaya waxyeellada fallaaraha qorraxda (UV rays), isla markaana siinaya qoyaan dheeraad ah oo maqaarka ilaalinaya.
50ml size
Maaddooyinka Muhiimka ah
Heartleaf Extract
Panthenol
Chemical UV Filters
Faa'iidooyinka
✔️ Waxay si heer sare ah maqaarka uga ilaalisaa waxyeellada qorraxda (SPF 50+ PA++++).
✔️ Waxay xoojinaysaa difaaca maqaarka, iyada oo yaraynaysa xasaasiyadda iyo xanaaqa.
✔️ Waxay si fudud ugu milantaa maqaarka iyada oo aanan lahayn saliid ama cadcad.
✔️ Waxay siinaysaa maqaarka qoyaan qoto dheer iyo dareen jilicsan.
✔️ Waxa ay maqarka wajiga ka dhigtaa qof dhalinyar, iyada oo siinaysaa dhaldhalaal.
Isticmaal qadar yar oo kareemka ah, oo mari wejiga iyo qoortaada.
2. Si fiican ugu faafi, adigoo hubinaya in wejiga oo dhan ay gaartay.
3. Sug dhowr daqiiqo si uu maqaarku si buuxda ugu nuugo.
4. Isticmaal subax kasta kahor intaadan bixin si aad maqaarkaaga u ilaaliso.
Marka aad Iibsato kadib, waxa aan helaynaa xogtaada sida magacaaga iyo meesha aad joogto, kadibna waxa aan alaabta kugu keenaynaa guriggaa, meel waliba aad ka joogto Somalia.
Sidoo kale waxa aan alaabta u dirnaa Dhamaan wadamada ku yaal Geeska Afrika.
Nagala soo xariir WhatAppka si aad u hesho caawinaad dheeraad ah.