Anua Heartleaf Pore Control Cleansing Oil

Gentle and effective skincare solution

$20.00

Anua Heartleaf Pore Control Cleansing Oil waa saliid nadiifin ah oo si qoto dheer uga saaraysa maqaarka wasakhda, hadhaaga makeup-ka iyo saliidaha xad-dhaafka ah. waxa ay ku siinaysaa nafaqo, dhaldhalaal farabadan iyo maqaar nadiif ah. Waxay u fiican tahay dhammaan noocyada maqaarka, gaar ahaan kuwa dufanka leh iyo kuwa isku-dhafka ah.

200 ml (6.76 fl. oz.)

Maaddooyinka Muhiimka ah:

Heartleaf Extract, Plant-based Oils, Jojoba Oil

Faa'iidooyinka:

✔️ Waxay si qoto dheer u nadiifisaa maqaarka iyadoo wax qallajin ah keenin.
✔️ Waxay si fudud u kala furtaa makeup-ka adag sida mascara iyo lipstick-ka.
✔️ Waxay hagaajisaa muuqaalka daloolada, iyada oo ka hortagaysa in ay furmaan.
✔️ Waxay dejisaa maqaarka isla markaana qoyaan joogto ah siisaa.
✔️ Waxay maqaarka ka dhigtaa mid jilicsan, fiyow oo dhalaalaya.

1️⃣ Qaado dhowr dhibcood oo saliidda ah, si tartiib ah ugu duug wejigaaga maqaarka qalalan.
2️⃣ Ku xoq si tartiib ah si aad u kala furto makeup-ka iyo wasakhda.
3️⃣ Biyo yar ku dar si saliidda ay u noqoto mid qafiif ah
4️⃣ Si fiican biyo diirran ugu dhaq si aad uga saarto dhammaan wasakhda.
5️⃣ Raaci nadiifiye wajiga ah si aad u dhamaystirto nadiifinta maqaarka.

Marka aad Iibsato kadib, waxa aan helaynaa xogtaada sida magacaaga iyo meesha aad joogto, kadibna waxa aan alaabta kugu keenaynaa guriggaa, meel waliba aad ka joogto Somalia.

Sidoo kale waxa aan alaabta u dirnaa Dhamaan wadamada ku yaal Geeska Afrika

Nagala soo xariir WhatAppka si aad u hesho caawinaad dheeraad ah.