CeraVe Foaming Cleanser

Ideal for normal to oily skin

$15.00

CeraVe Foaming Cleanser waa nadiifiye wejiga ah oo xumbo leh, si gaar ah loogu talagalay maqaarka caadiga ah ilaa ka dufanka leh. Waxay nadiifisaa maqaarka iyada oo aan ka dhigin qaleel saa'id ah, tan oo ka caawinaysa in maqaarkaagu noqdo mid furan, nadiif ah oo si dabiici ah u ilaaliya difaaciisa. waxa aad u isticmaali kartaa si maalinle ah si aad u hesho qurux dabiici ah.

16 fl oz (473 ml)

Maaddooyinka Muhiimka ah

  • Ceramides

  • Niacinamide

  • Hyaluronic Acid

Faa'iidooyinka
✔️ Nadiifin qoto dheer oo aan qallajin
✔️ Ka caawinta in maqaarka dufanka leh uu noqdo mid iskudheelitiran
✔️ Xoojinta iyo cusboonaysiinta difaaca dabiiciga ah ee maqaarka

Qaado qadar yar oo nadiifiyaha ah, ku dar biyo si aad u samaysid xumbo, kadibna si tartiib ah ugu duug wejigaaga. Ku dhaq biyo diirran, kadibna qalaji wejigaaga. Isticmaal subaxdii iyo fiidkii si aad u hesho nadiifin joogto ah.

Marka aad Iibsato kadib, waxa aan helaynaa xogtaada sida magacaaga iyo meesha aad joogto, kadibna waxa aan alaabta kugu keenaynaa guriggaa, meel waliba aad ka joogto Somalia.

Sidoo kale waxa aan alaabta u dirnaa Dhamaan wadamada ku yaal Geeska Afrika.

Nagala soo xariir WhatAppka si aad u hesho caawinaad dheeraad ah.