
Centella Cleansing Foam
Gentle and soothing facial cleanser
$20.00
SKIN1004 Madagascar Centella Ampoule Foam waa nadiifiye wejiga oo xumbo leh, ka kooban Centella Asiatica asalkeedu yahay Madagascar. Waxay si qoto dheer u nadiifisaa maqaarka, iyadoo siisa qoyaan dabiici ah. Foam-kan waxaa loogu talagalay in uu dejiyo maqaarka xasaasiga ah, isagoo ka hortagaya cuncun iyo gaduud. Isticmaal Nadiifiyahan si aad u hesho weji nadiif ah, dhalaalaya oo qurux badan.
150ml size
Maaddooyinka Muhiimka ah
Centella Asiatica (Madagascar)
Glycerin
Mild Cleansing Agents
Faa'iidooyinka
✔️ Dejinta maqaarka xasaasiga ah
✔️ Nadiifin qoto dheer iyada oon maqaarka qallajin
✔️ Ka hortagga finanka iyo wasakh-da maqaarka xira
✔️ Qoyaan joogto ah oo maqaarka ah
Ku shub qadar yar oo nadiifiyaha ah calaacalahaaga.
Ku dar biyo diirran si aad u sameysid xumbo jilicsan.
Si tartiib ah ugu duug wejigaaga, gaar ahaan meelaha daloolada badan.
Biyo diirran ku dhaq, kadibna si fudud u qalaji wejigaaga.
Marka aad Iibsato kadib, waxa aan helaynaa xogtaada sida magacaaga iyo meesha aad joogto, kadibna waxa aan alaabta kugu keenaynaa guriggaa, meel waliba aad ka joogto Somalia.
Sidoo kale waxa aan alaabta u dirnaa Dhamaan wadamada ku yaal Geeska Afrika
Nagala soo xariir WhatAppka si aad u hesho caawinaad dheeraad ah.