
Beauty of Joseon Relief Sun
Rice + Probiotics SPF50+ PA++++
$10.00
Beauty of Joseon Relief Sun: Rice + Probiotics SPF50+ PA++++ waa kareem qorrax heer sare ah oo loogu tala galay in uu ilaaliyo maqaarka kana hortago waxyeellada shucaaca qorraxda. waxa ay ka samaysan tahay isku darka maaddooyinka dabiiciga ah sida rice extract iyo probiotics ii ah kuwa dejiya maqaarka, yareeya cuncunka iyo xasaasiyadda, isla markaana siiya qoyaan iyo ilaalin joogto ah. Kareemkan oo leh SPF50+ PA++++ ayaa si fiican u daryeelaya maqaarkaaga, isagoo ka hortagaya Jactadka iyo gabowga. si maalinle ah ayaad u isticmaali kartaa.
Maaddooyinka Muhiimka ah:
Rice Extract
Probiotics
Chemical UV Filters
Faa'iidooyinka
✔️ Ilaalinta maqaarka ka dhan ah waxyeelada UV rays (SPF50+ PA++++).
✔️ Dejinta iyo yareynta cuncunka iyo Xasaasiyadda.
✔️ Siinta qoyaan iyo ilaalin joogto ah maqaarka.
✔️ Ka hortagga midab-beelka iyo calaamadaha gabowga.
Kadib markaad dhamaystirto tilaabooyinka daryeelka maqaarka (nadiifin, serum, iyo moisturizer), qaado qadar kugu filan oo kareemka ah, kuna faafi wejigaaga iyo qoortaada subax kasta kahor intaadan bixin. Haddii aad muddo dheer bannaanka joogto, dib u mari kareemka mar labaad si aad u sii waddo ilaalinta.
Marka aad Iibsato kadib, waxa aan helaynaa xogtaada sida magacaaga iyo meesha aad joogto, kadibna waxa aan alaabta kugu keenaynaa guriggaa, meel waliba aad ka joogto Somalia.
Sidoo kale waxa aan alaabta u dirnaa Dhamaan wadamada ku yaal Geeska Afrika
Nagala soo xariir WhatAppka si aad u hesho caawinaad dheeraad ah.