
Anua Niacinamide 10% + TXA 4% Serum
Dark spot correcting serum
$20.00
Serum-kan wuxuu ka kooban yahay 10% Niacinamide iyo 4% Tranexamic Acid, kuwaas oo ka shaqeeya yareynta dhibcaha madow iyo midab-kala-duwanaanta maqaarka. waxa uu ku siinayaa maqaar isku dheelitiran oo nadiif ah misna caafimaad qaba. Waxa aad kamid dhiggi kartaa Routinekaaga maalin laha ah, waana dooqa koowaad ee qofka raba in uu helo maqaar dhaldhal iyo iftiin leh.
30 mL (1.01 fl oz)
Maaddooyinka Muhiimka ah:
Niacinamide
Tranexamic Acid
Glycerin
Faa'iidooyinka:
Yareynta dhibcaha madow
Hagaajinta midabka maqaarka
Qoyaanka iyo nafaqada maqaarka
Subaxdii iyo fiidkii, mari serum-kan wejigaaga ka dib toner-ka, adigoo si tartiib ah ugu ciriiriya.
Marka aad Iibsato kadib, waxa aan helaynaa xogtaada sida magacaaga iyo meesha aad joogto, kadibna waxa aan alaabta kugu keenaynaa guriggaa, meel waliba aad ka joogto Somalia.
Sidoo kale waxa aan alaabta u dirnaa Dhamaan wadamada ku yaal Geeska Afrika
Nagala soo xariir WhatAppka si aad u hesho caawinaad dheeraad ah.