
Anua Heartleaf 77% Soothing Toner
Gentle and Effective Skin Care
$20.00
Toner-kan wuxuu ka kooban yahay 77% Heartleaf (Houttuynia Cordata) ooloogu talagalay in uu dejin iyo daryeel siiyo maqaarka. waxa uu yareeyaa gaduudka iyo xasaasiyadda, isla markaana qoyaan fiican siisaa maqaarka. U isticmaal Routne kaaga maalin laha ah oo hel maqar Iskudheelitiran oo nadiif ah.
Maaddooyinka Muhiimka ah:
Heartleaf Extract
Hyaluronic
Panthenol
Faa'iidooyinka:
Dejinta maqaarka
Qoyaanka joogtada ah
Yareynta gaduudka iyo nabraha yaryar
Ku habboon maqaarka xasaasiga ah
Ka dib nadiifinta, mari toner-kan oo u isticmaal suuf, misna si tartiib ah ugu ciriiri wejiga iyo qoorta subaxdii iyo fiidkii.
Marka aad Iibsato kadib, waxa aan helaynaa xogtaada sida magacaaga iyo meesha aad joogto, kadibna waxa aan alaabta kugu keenaynaa guriggaa, meel waliba aad ka joogto Somalia.
Sidoo kale waxa aan alaabta u dirnaa Dhamaan wadamada ku yaal Geeska Afrika
Nagala soo xariir WhatAppka si aad u hesho caawinaad dheeraad ah.