Anua Heartleaf 70 Daily Serum

Soothing and Hydrating Facial Serum

$25.00

Anua Heartleaf 70 Daily Serum waa serum maalinle ah oo dejin iyo qoyaan siinaya maqaarka. Waxaa si gaar ah loogu talagalay in uu yareeyo Xasaasiyadda iyo gadgaduudka wejiga, isla markaana soo celiyo dhalaalka dabiiciga ah ee wejiga. Serumkan ayaa ka dhigaya maqaarka mid si fiican ugu diyaarsan tallaabooyinka daryeelka dambe. u isticmaal si maalin le ah oo kamid dhig skincare routine kaaga.

Maaddooyinka Muhiimka ah

  • Heartleaf Extract

  • Panthenol

  • Hyaluronic Acid

Faa'iidooyinka
✔️ Dejinta maqaarka iyo yaraynta Xasaasiyadda
✔️ Qoyaan qoto dheer iyo dib-u-soo celinta dhalaalka
✔️ Ka hortagga calaamadaha gabowga hore

Kadib nadiifinta wejiga, mari dhowr dhibcood oo serum kaan ah wejiga iyo qoorta, adigoo si tartiib ah ugu duugaya ilaa uu maqaarku nuugo. Isticmaal subaxdii iyo fiidkii.

Marka aad iibsato kadib, waxa aan helaynaa xogtaada sida magacaaga iyo meesha aad joogto, kadibna waxa aan alaabta kugu keenaynaa guriggaa, meel waliba aad ka joogto Somalia.

Sidoo kale waxa aan alaabta u dirnaa Dhamaan wadamada ku yaal Geeska Afrika

Nagala soo xariir WhatAppka si aad u hesho caawinaad dheeraad ah.