
Advanced Snail 92 All in one Cream
COSRX revitalizing cream
$25.00
COSRX Advanced Snail 92 All in One Cream waa kareen hodan ah oo ka kooban 92% snail mucin, kaasoo si qoto dheer u nafaqeeya una qoyaan siiya maqaarka. Kareenkaan waxa uu soo celiyaa unugyada dhaawacmay, yareeyaa calaamadaha gabowga sida haaraha iyo qallaylka, wuxuuna ka hortagaa waxyeellada deegaanka. Natiijadu waa maqaarkaaga oo noqda mid jilicsan, Dheelitiran, isla markaana leh muuqaal dhalaalaya. waxaa loo isticmaali karaa dhamaan nuucyada maqaarka oo uu ku jiro kan xasaasiyadda leh.
100ml size
Maaddooyinka Muhiimka ah
Snail Secretion Filtrate (92%)
Hyaluronic Acid
Adenosine
Beeswax
Faa'iidooyinka
✔ Qoyaan qoto dheer oo joogto ah
✔ Dib u soo celinta unugyada maqaarka
✔ Yaraynta calaamadaha gabowga iyo xariijimaha
✔ Ka hortagga qallaylka iyo waxyeellada deegaanka
✔ Maqaarka oo noqda mid jilicsan, raaxo leh, oo dhalaalaya
Kadib markaad isticmaasho serum-ka, qaado qadar kugu filan oo Kareenkan ah, oo mari wejigaaga iyo qoortaada si siman. Si tartiib ah ugu duug ilaa uu maqaarku si buuxda u nuugo. Isticmaal subaxdii iyo Habeenkii. U isticmaal si maalin le ah si aad u hesho natiijo wax-ku-ool ah.
Marka aad Iibsato kadib, waxa aan helaynaa xogtaada sida magacaaga iyo meesha aad joogto, kadibna waxa aan alaabta kugu keenaynaa guriggaa, meel waliba aad ka joogto Somalia.
Sidoo kale waxa aan alaabta u dirnaa Dhamaan wadamada ku yaal Geeska Afrika
Nagala soo xariir WhatAppka si aad u hesho caawinaad dheeraad ah.